GURYAHA: Bandhig

SouthEast Seattle Senior Center 4655 South Holly St, Seattle

Kaalay oo baro waxyaabaha ka-dhaafitaanka canshuurta hantida ee loo heli karo waayeelka, halyeeyada dagaalka, iyo dadka naafada ah. Kalfadhigan wuxuu dabooli doonaa xadka dakhliga, shuruudaha u-qalmitaanka, sida ka-dhaafitaanku u yarayn karo canshuurta hantidaada, iyo […]