ERPP waxay dhamaanaysaa Juulaay 1, 2023
Barnaamijka Tijaabada Xallinta Ka saarida waxay dhammaanaysaa Luulyo 1, 2023
Talaabada Sharci Dejinta Gobolka Washington, Barnaamijka Tijaabada Xallinta Eriction wuxuu dhamaanayaa Luulyo 1, 2023. Si aad wax badan uga ogaato waxa ay tani uga dhigan tahay mulkiilayaasha iyo kiraystayaasha, fadlan booqo: ERPP Sunset Information .