Latest Past Events

GURYAHA: Bandhig

The Center for Active Living 4217 SW Oregon St, Seattle

Kaalay oo baro waxyaabaha ku saabsan ka-dhaafitaanka canshuurta hantida ee loo heli karo waayeelka, halyeeyada dagaalka, iyo dadka naafada ah. Kalfadhigan wuxuu dabooli doonaa xadka dakhliga, shuruudaha u-qalmitaanka, sida ka-dhaafitaanku u yarayn karo canshuurta hantidaada, iyo habka codsiga.

GURYAHA: Aqoon-is-weydaarsi

Vashon-Maury Senior Center 10004 SW Bank Rd, Vashon